
Sheeko Soomaali
About this book
Dieses Buch ist Deutsch und Somali. es ist ein Kinderbuch.Buuggani waxa uu kakooban yahay: Barrashada walxaha, xoollaha, xayawaanka, cayayaanka, qallabka kala duwan, alaabaha gurriga, noocyada khudaarta, noocyada gaadiidka iwm oo dhammaantood wata af-soomaali iyo af-jarmal isla markaana wata sawir tayo fiican leh. sheekooyin aad ubadan oo boqolaal gaadhaya oo aanu ugu tallagalnay in lagu korriyo garraadka carruurta, una noqondoona madadaalo. Buuggani waxa uu ka kooban yahay 134 Page.waxaana loogu talagalay dhammaan Carruurta kunool Wadamada Af Jarmalka lagaga hadlo iyo dhammaanba meelaha Soomaalidu Dagto. Waxanu kacaawin doonaa Carruurta Soomaaliyeed sidii ay kubaran lahaayeen luuqada Afka Soomaaliga meel kasta ha joogaane iyo waliba luuqada Jarmalka. This Book will help the Somali Children to learn Somali basic, those who were born in Europe or America. Kubarbaari Carruurta dhaqanka Soomaalida iyo Afkooda hooyo. mahadsanid
Details
| ISBN | 9798530119446 |
| Format | Paperback |
| Audience | Children |
More from Kids

Camp Half-Blood: From the World of Percy Jackson: The Rite of Aphrodite

Treasure Hunters: A Graphic Novel (Bone #8)

Ghost Circles: A Graphic Novel (Bone #7)

Crown of Horns: A Graphic Novel (Bone #9)

Rock Jaw: Master of the Eastern Border: A Graphic Novel (Bone #5)

The Dark Talent

The Shattered Lens

The Knights of Crystallia

The Scrivener's Bones

Cytonic

The Best Poem and Other Poems, Too

Nathaniel and the Worst Project in the History of the Fourth Grade
Listen free
See all ›Where readers lift readers.
See our refund policy
support@kuumba.app
